Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all 27666 articles
Browse latest View live

Africa: Ethiopia Minister of Water and Energy to Attend South Sudan Energy Summit

$
0
0

PRESS RELEASE
Ethiopia Minister of Water and Energy to Attend South Sudan Energy Summit
The South Sudan Oil & Power (SSOP) 2024 conference and exhibition takes place in Juba from June 25-28

JUBA, South Sudan, May 9, 2024/ -(Qaran n)- Ethiopia’s Minister of Water and Energy Habtamu Itefa Geleta will participate at the South Sudan Oil & Power (SSOP) 2024 conference and exhibition. Minister Geleta is expected to share his country’s experience in developing clean energy capacity and call for more power infrastructure investments.

Ethiopia is Africa’s largest hydropower market and has embarked on a strategic diversification of its energy mix. As such, the minister’s attendance during this year’s summit is poised to showcase an efficient, secure, affordable and sustainable power sector as vital to Africa’s economic growth and transformation.

Organized by Energy Capital & Power, SSOP 2024 positions South Sudan at the center of investments and partnership in the East African energy landscape. Taking place in Juba on June 25-28, the conference and exhibition invites investors to explore and engage with opportunities across the hydrocarbons, renewable energy and power sectors. To sponsor or participate as a delegate, please contact sales@energycapitalpower.com.

In April 2024, the Ethiopian government and the World Bank signed loan agreements worth $1.72 billion to enhance the country’s electricity and water supply. Under the agreement, $523 million will be allocated to expand the country’s electricity network and boost renewable energy generation. $500 million will be directed towards facilitating the movement of food to markets.

Meanwhile, the African Development Bank approved a $104 million grant to finance a transmission project to improve Ethiopia’s electricity supply. The project will involve the construction of 157km of transmission lines and will include associated substations near the cities of Harar, Jijiga and Farem.

Ethiopia, along with Zimbabwe, signed intergovernmental agreements with Russia in July 2023 to establish a legal framework for the development of nuclear energy in the African country. Additionally, Ethiopia’s government signed a grant agreement with Denmark during the same month which would see the mobilization of $10 million towards developing the Danish-Ethiopia Energy Partnership and phase one of the Ethiopian Danish Water Sector Cooperation.

At SSOP 2024, Minister Geleta is expected to discuss the Ethiopian government’s plans to diversify its energy mix while delivering a consistent supply of power and unlocking opportunities that will stimulate public and private sector participation in the East African energy landscape. For more information about how you can participate in South Sudan’s biggest energy event, visit https://SouthSudanOilPower.com.
Distributed by APO Group on behalf of Energy Capital & Power.
SOURCE
Energy Capital & Power


Ma is waydiisay waxa ay Somaliland maanta u baahantahay?

Cabdiraxmaan Cadhoole:Taariikhda halgamaagii weynaa ee reer Jabuuti ee Faransiisku sida arxan darrada ah u dileen

$
0
0
Waxa uu ahaa halgamaa reer Jabuuti iyadoo aabahiina ay Faransiisku u tarxiileen magaalada Hargeysa halkaasi oo ku dhintay markii danbe

XIGASHADA SAWIRKA,CABDIRAXMAAN CADHOOLE

Qoraalka sawirka,Waxa uu ahaa halgamaa reer Jabuuti iyadoo aabahiina ay Faransiisku u tarxiileen magaalada Hargeysa halkaasi oo ku dhintay markii danbe.

Faransiiska wuxuu qabsaday dekedda Obock.1862 iyadoo 1888 halkaasi uu ka bilowday maamulkii gumeystihii Faransiiska ee dalka Jabuuti ka hirgala, waxay soo socotaba oo marxalado kala duwan la soo maraba waxa ay Jabuuti xorriyadeeda ka qaadatay gumaysatahii Faransiiska 1977-kii

 

 

CABDIRAXMAAN CADHOOLE

Qoraalka sawirka,Waxaayabaha wali lagau xasuusto halagandii dadka reer Jabuuti waxaa ka midda sidii arxandarda aheeyd ee loo dilay Cabdiraxmaan Cadhoole.

Sidii arxandarrada aheeyd ee loo dilay Halgamaa Cabdiraxmaan Cadhoole

Waxaayabaha wali lagu xasuusto halaganadii dadka reer Jabuuti waxaa ka mid ah sidii arxandarrada ahayd ee loo dilay Cabdiraxmaan Cadhoole.

“Markii xaaladdu kacsanayd Jabuuti ee aftida la qaadayey ayaa odyaashii halganku qaar kamidi aabahay u yimaadeen oo ku yidhaadeen ina keen degmadada Cali Sabeex ayeeynu tagaynaa, haddii aynu helana waynu joogi haddii kalena Soomaaliya ayeeynu halkaasi ka galaynaa, aabahay wuu diiday wuxuu ku yidhi magaalada Jabuuti kama baxayo, waan xusuustaa quracdii u danbeeysay aabahay anaa la cunay, gurigaa duhurkii loogu yimi oo ciidmadda faransiisku ka qafaasheen, xeradda Militriga ayeey geeyeen, halkaasi oo dad goob jooge ahaa ku arkeen isagoo la jidh dilayo…

“Aabahay meydkiisii ayaa cusbitaalka weyn e Jabuuti ay kusoo tureen, iyadoo labada indhoodba laga saaray, carrabkana wax la yeelay, 3 jeer ayaa kafanta laga badalay meel walba dhiig ayaa ka socday , anagu waxaanu u haysanaa in aabayaho jannadii tagay oo gacan ka xaqdarani ay dishay,’’ ayuu yiri Jaamac Cabdiraxmaan.

Xorriyadda Jabuuti dad badan ayaa kasoo qayb gaatay lakiin dilkii arxandarrda ahaa ee gumaysiga Faransiisku u geeysteen Cabdiraxaamn Jaamac Cadhoole ayaa wuxuu yahay mid ku suntan

Bbcsomali

Xaaladii Laascaanood iyo socdaaladii mucjisada ahaa ee Siilaanyo ka hor intii aan Muuse Biixi loo dhiibin Wararkii aynu baahinay xiligaasi

$
0
0

Madaxweynihii hore ee Somaliland mudane muj Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo waxa uu laba safar oo cajiib ah ku tagay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Waxa uu magaalada Laascaanood galiyay shaqo badan sidii ay u soo gaadhi lahayd magaalooyinka galbeedka Somaliland.

Waxa uu sare u qaaday adeegyada kala duwan ee bulshada. Waxa uu saaxiib dhow la ahaa hogaanka dhaqanka, culimadda aqoonyahanka iyo dadka waayeelka ah oo markasta oo uu tago la shiri jiray dadkana dhegaysan jiray.

Markasta oo uu tago waxa lagu soo dhawayn jiray caleemo qoyan iyo calanka Somaliland iyo dabcan ka xisbiga Kulmiye

Madaxweyne Siilaanyo waxa uu xilka wareejiyay magaaladda Laascaanood oo Somaliland cabsan.

Bal dib aynu u yara jaleecno wararkii laba socdaal oo Siilaanyo ku tagay Laascanod inaga oo maanta ka dheregsan xaalku sida uu yahay

Halkan hoose ka akriso wararkii aynu baahinay.


SOCDAALKII SIILAANYO EE LAASCAANOOD EE 21st January 2015

21st January 2015, Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) iyo wefdi uu hogaaminayo muddo todobaad ah socdaalo ku marayay deegaamo kala duwan oo Somaliland ah, isla marakaana isaga talaabay galbeedka iyo bariga Somaliland safar dheer, ayaa saaka ku waaberiistay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Kulan Madaxweynuhu la yeeshay masuuliyiinta heer gobol iyo degmo, madaxdhaqameedka, Odayaasha iyo waxgaradka Sool oo ka dhacay Huteelka dhinaca Koonfurta ee Xamdi, kadib wuxuu booqday fadhiisinka ciidanka Qaranka ee jiida hore ee Ganbadha oo kulaalaya Garoowe, isagoo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka qaranka, wuxuuna markaa ka dib kusoo jiheeyay safarkiisa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer oo uu xalay u hoyday.

Madaxweyne Siilaanyo oo shalay gelinkii danbe xadhiga ka jaray qaybtii u horaysay ee wadada Laamiga Ceergaabo ilaa Burco oo dhismeheedu socday, ayaa xalay u hoyday Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, waxaana la filayay inuu socdaalkiisa muddada todobaadka ah ee uu ku marayay deegaamada galbeedka iyo bariga oo noloshoodu adagtahay isaga dab qaadayayay soo geba gebaynayo, balse saaka waaberigii ayuu mar kale safar aanay waxba ka oggayn wefdiga ku weheliya socdaalkiisu ku waaberiisteen xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood, iyadoo madaxweynaha iyo wefdigiisa si weyn loogu soo dhoweeyay, kahor intii aanay dhinaca Ganbadha ee Fadhiisinka Ciidanka Qaranka ee jiida hore booqan, taas oo noqonay booqashadii labaad ee Madaxweyne Silaanyo ku tago Sool tan markii uu ku guulaystay doorashadii 2010, isagoo 20111 sidan oo kale booqday fadhiisinka ciidanka qaranaka ee kulaalaya Garoowe oo xarun u ah maamul goboleedka Somalia ee Puntland, kaas oo uu maro xadka ay Somaliland la wadaagto Somalia, isla markaana Ganbadhe oo ah fadhiisinka uu booqday Madaxweyne Siilaanyo, ayaa qiyaastii wax ka yar 40KM u jira magaalada Garoowe ee xarunta maamulka

SOCDAALKII LABAAD EE AXMED SIILAANYO KU TAGO LAASCAANOOD 20th August 2016.

WARAR
Madaxweyne Siilaanyo Oo Noqday Madaxweynhii U Horeeyay Ee U Hoyda Laascaanood Iyo Qaabilaadii Soo Dhowayn Loo Sameeyo Hoggaamiye Siyaad Bare Kaddib Deegaanka Sool
By admin – 20th August 2016
Araweelo News Network
muuqaalka Madaxweyne Siilaanyo oo lagu soo dhoweeyay Caynaba
muuqaalka Madaxweyne Siilaanyo oo lagu soo dhoweeyay Caynaba

Laascaanood (ANN) Weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo wefdigiisa ku sugnaa gobolada bariga Somaliland, ayaa xalay u hoyday magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kaddib markii uu shalay ka qaybgalay shir lagaga hadlayay horumarinta gobolka oo ka dhacay degmada Adhi-cadeeye, halkaas oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey madaxweynaha iyo Wefdigiisa.
Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisu, ayaa saaka kasoo boqoolay Magaalada Laascaanood, iyadoo Madaxweyne Siilaanyo oo marar hore safaro kala duwan ku tegey Gobolka Sool noqday Madaxweynihii u horeeyay ee u hoyda Taariikhada Magaalada Laascaanood, wixii ka danbeeyay Dilka Cabdirashiid Sharmaarke Oct, 1969, Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadii Dumuqraadiga ahayd ee Somalia oo Somaliland qayb ka ahayd.
Sidoo kale Madaxweyne Siilaanyo, ayaa noqday Madaxweynihii u horeeyay ee mudadii 25 sanadood ee ay Somaliland jirtay safaro kala duwan ku taga magaalada Laascaanood, marka laga reebo Madaxweynihii uu xunka kala wareegay ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo 2002, safar uu ku tegey halkaa la kulmay weerrar dagaal malayshiyo dhinaca Maamulka Puntland ka timi kusoo qaadeen, taas oo sababtay inay wefdigii Madaxweyne Daahir Rayaale si deg deg ah uga soo baxaan Laascaanood.
Sidoo kale Madaxweyne Siilaanyo, waxa safarkiisa xiligan lagu qaabilay shucuur iyo dareen aanu marar badan oo uu gobolka Sool booqday la kulmin, iyadoo soo dhowantii ugu balaadhnayd ee madaxweyne loo sameeyo deegaanka Siyaad Bare oo ahaa Madaxweynihii Somalia, kaddib.
Madaxweyne Siilaanyo iyo wefdigiisa, ayaa si nabad ah uga soo anbaxabay saaka magaalada xarunta ah u ah gobolka Sool ee Laascanood,

Muwaadin qiimee halka aynu maanta joogno  iyo sida Somaliland mar kale looga dhigi karo tii shalay.

 

La soco qoraalo kale  oo xiiso badan

Guurka Soomaalida iyo ajaanibtu miyuu ka batay sidii hore?

$
0
0


Baryahan dambe waxaynu ku arkaynay baraha bulshada doodaha ku saabsan dadka soomaalida ah ee guursaday dadka ajaaniibta ah, gaar ahaan Soomaalida ku nool waddamada reer galbeedka oo sanadihii ugu dambeeyey ay sii bateen jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaasi ku nool.

Waxaana doodahaa sii xoojiyey iydoo inta badan ay gabdho Soomaaliyeed kusoo bandhigeen lammaaneyaashooda oo ajaanib ah.

Waxaa kaloo dhan kalena aynu ka daawannay isla baraha bulshada dhaliyaro wiilal Soomaali ah oo dalka Marooko u guur doonanaya. Haddaba su’aasha lays weydiinayanaa waxay tahay miyeey bateen Soomaalida ajaaniibta guursanaysaa mise baaha bulshada ayaa buunbuuniya?

Iman Mohamed iyo seygeeda David Bowie
Dr Kaltun Baandey Rivers waa cilmi baadhe arrimaha bulshada ku takhasustay oo deggan Sheiffield UK, waxaanay is guursadeen nin Ingiriis ah muddo laga joogo 24 sanno waxaanay noo sheegtay “Guurku waa wax laba qof oo is doortay is guursanayaan inaga Soomaali baa nahay udub dhaxaadka guurku waa diinteena Islaamka, markaa waligeedba Somaalida iyo ajaanibtu way is guursan jireen annaga intaannu is guursan ninkayga waxaa jiray Soomaali badan oo ajaanib ay is guursadeen, dalkan Ingiriiskana waxaa jira kumannaan Soomaali iyo caddaanku iska dhaleen oo raggii Soomaalida ahaa ee bad-mareenku ay dhaleen oo immika iyana carruurtoodii caruurro sii dhaleen, wax cusub maaha guurka ajaainbtu ee baraha bulshada ayaa aad u faafiyey,” ayay tiri.

Iyadoo sidaa tahay haddana waxaynu ognahay in muddo qarniyaal ah guursiga ajaanibta uusan ahayn wax ku cusub nolosha dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan marka laga eego dhanka isdhexgalka mujtamacyada dega xeebaha oo ka duwan kuwa deegaannada aan xeebaha lahayn ee u badan reer guuraaga.

Maxaa gabdhaha ajaanibta guursda looga hadlaa inta badan?

Inta badan doodaha baraha bulshada ee ku saabsan guurka ajaanibta ayaa ku jihaysnaa gabdhaha Soomaalida ee guursaday ama calmaday ragga ajaanibta ah, iyadoo qaar badanna ay si ulkaca usoo bandhigayeen muuqaallo ah iyaga iyo lammaanayashooda taasi oo doodaha iyo hadlhaynta cirka kusii shareertay, waatan mar kale Dr Kaltuun Baandey “maaha in gabadhaha uun diiradda la saaro oo raggana loo sacab tumo haweenka ajaaniibta ah guursada, taasi waxay keenaysaa in gabdhaha feedh duubtaan oo difaac galaan ama ay dadkoodii iyo dhaqankoodii ka cararaan, looma baahna taasi”.

Waxaynu xasuusanaa dhowr jeer inay dareenka Soomaalida soo jiiteen aroosyo muran dheliyay sida kii ay ku aqal galeen Idriss Elba iyo Sabriina Dhoore. Idiris iyo Sabrina Dhoore ayuu arooskoodu ka dhacay Huteelka Mandarian Hotel oo ku yaalla dalka Marooko.

Caqabadaha guurka ajaaniibta

Sideedaba ma hawal yara laba qof oo kala dhaqana iyo caadooyin ah ama aan isku diin ahayn oo guur dhex mara , inkastoo Soomaali badan oo reer gabeedka ku dhasahay aanay aragba meel dhul Soomaaliyeed ayahay oo halkaasi ku koreen haddana caqabadahu way jirayan sida ay sheegtay Dr Kaltun Baandey “Horta waxaa fiican in qofku marka hore dhaqankiisa wax ka yaqaano iyo caadooyinkiisa markaas ayaa qofkiikalena tixgalinayaa , caruurta aad dhashaana ay ku faanayaaninay Sooamli iyo dad kale iska dhaleen , waxaaa ku baaqaa marwalba in caruurtaiska dhalka ah ee Soomaalida ah ee calamo soomaali ah gacmaha u sudhan yahiin ynusoo dhaweeyno oo dhiiri galino wayo way inagu faanaan”.

Doodaha qaar in ay noqdaan hadal hayn weyn waxaa saamaxay baraha Bulshada oo ah meelo ay dadku ra’yigooda ku soo bandhigaan, laakin dhanka kale, waxaa yar ama meesha ka maqan tixgelinta dookha qofka, iyo in loo arko inuu isagu yahay qofka leh go’aanka noloshiisa.Haddaba iyadoo ay sii bateen Soomalida qurbahu iyo is dhexgalka soomaalida iyo ajaanibtu ayaa waxaa hubaal ah inuu sii badan doono guurka jaanibta iyo Soomaalidu.

The Canada-Africa Chamber of Business celebrates 30 years of accelerating trade and investment in Toronto

$
0
0
PRESS RELEASE
The Canada-Africa Chamber of Business celebrates 30 years of accelerating trade and investment in Toronto
During the celebration Elephant Trade-Services DRC was announced as continuing headline sponsor for 2025, under the leadership of Gabriel Tshitende, the company founder and CEO

TORONTO, Canada, May 10, 2024/ — With messages from Prime Minister Justin Trudeau, Trade Minister Mary Ng and Premier Doug Ford – among others – the Canada-Africa Chamber’s (www.CanadaAfrica.ca) contribution to Canada was celebrated this week.

Over 150 members and invited guests attended the 30 Year-Anniversary on Tuesday 7 May 2024, with the keynote address by Joe Lombard, Vice Chairman of Hatch. Gabriel Tshitende, founder and CEO of Elephant Trade-Services DRC, as well as Founding Chair of the Chamber, Stephen Pincus, a Partner at Goodmans LLP, also addressed delegates. The historic ballroom of the National Club of Toronto was adorned with portraits of past distinguished speakers (https://apo-opa.co/44DWBwY) – commemorating addresses by leaders over the past three decades, who have included Heads of State, captains of industry and world-leading think tanks.

Paula Caldwell St-Onge, Chair of the Board, opened the 30th Anniversary, underscoring this year’s extensive programming – including but not limited to events in Toronto (https://apo-opa.co/4dz6K1F), Ottawa (https://apo-opa.co/4dAPxVA) and Sudbury (https://apo-opa.co/4ahkfAe) in Canada, as well as Nairobi (https://apo-opa.co/4ahkgnM), Kenya; Kolwezi (https://apo-opa.co/3JYfeC9), Democratic Republic of Congo; Harare (https://apo-opa.co/4ahkgEi), Zimbabwe and Cape Town (https://apo-opa.co/44y6Qmh), South Africa – in addition to the inaugural upcoming Canada-US Forum for African Partnerships in Washington, DC (https://apo-opa.co/3JVcHIM).

Mr. Gabriel Tshitende, founder and CEO of Elephant Trade-Services DRC, headline sponsor of the 30th Anniversary Program, delivered the official welcome – which included an invitation to attend the Elephant Trade Services’ February 2025 Investment Mission (https://apo-opa.co/4ahkhrQ) in the Democratic Republic of Congo. This follows from the success of this year’s DRC Mission undertaken with the Canada-Africa Chamber of Business, showcasing major investment opportunities.

Honourable Mary Ng, Minister of Export Promotion, International Trade and Economic Development, thanked Chamber leaders for their contribution in remarks from her Ministerial Office in Ottawa.

Awards Ceremony

In recognition of their incredible support, four leading corporate members were recipients of our Major Supporter Awards. Board Chair, Paula Caldwell St-Onge, Board Director Pierre Boivin and Vice President Ateau Zola, were pleased to present the awards:

  • Goodmans LLP – received by Stephen Pincus (Partner)
  • MineAfrica Inc – received by Wayne Floreani (President) and Bruce Shapiro (co-founder)
  • Hatch – received by Joe Lombard (Vice Chair)
  • Elephant Trade Services DRC- received by Gabriel Tshitende (Founder and CEO)

“Thank you to all who have made the last 30 years a success, in addition to those who’ve pledged today to writing the story of our next 30 years,” said Chamber President Garreth Bloor.

“I am delighted to announce that the headline sponsor of our 30-year anniversary programming writes that story with us as we step into the future: Elephant Trade-Services DRC has committed to 2025 headline sponsorship of our organization,” he added.

More information on this week’s Anniversary Event can be found here (https://apo-opa.co/3UDdjId), including links to upcoming events in North America and in African markets.

For information on joining the Canada-Africa Chamber of Business, click here (https://apo-opa.co/3Uyad85).

Distributed by APO Group on behalf of The Canada-Africa Chamber of Business.

SOURCE
The Canada-Africa Chamber of Business

Ethiopia and #Somaliland sign MoU for police training program

$
0
0

Ethiopia and #Somaliland sign MoU for police training program

Ethiopia and Somaliland have signed an agreement in Addis Abeba, under which Ethiopia will train new police forces in Somaliland.

The Somaliland Police Force published on its Facebook page on Thursday that the President of the Ethiopia Police University, Deputy Commissioner General Mesfin Abebe, and the head of training of the Somaliland Police Force, Gen. Abdi Ahmed Tiir, signed the agreement regarding the training of police forces.

However, they did not provide further details about the deal.

The agreement followed Somaliland Police Chief Mohamed Aden Saqadhi’s recent visit to Ethiopia where he met with the Ethiopian Federal Police Commissioner.

Somaliland current

Somalia calls for termination of UN political mission

$
0
0

Somalia calls for termination of #UN political mission

The Somali government has requested the termination of the United Nations Assistance Mission in Somalia (#UNSOM), a political mission that has been operating in the war-torn nation since 2013.

The request, made through a letter to the U.N. Security Council, seeks to end UNSOM’s mandate when it expires in October this year. News of the letter circulated on social media for about a day and briefly appeared on the website of the Somali National News Agency before being removed.

Government officials, speaking on condition of anonymity, confirmed the existence of the request to Voice of America (VOA). Ahmed Isse Awad, Somalia’s former foreign minister and former ambassador to the U.S., expressed his belief that the mission is still vital for strengthening government institutions and that the decision to terminate it is untimely.

The Somali government’s request comes at a critical juncture when the U.N.-mandated African Union peacekeeping mission, known as ATMIS and currently comprising at least 10,000 soldiers, is scheduled to withdraw and hand over security responsibilities to the Somali state by the end of 2024.


Musharaxa xisbiga Waddani oo qudbad u jeediyay aqoonyahanka Somaliland daawo

Shirkadda Sagal Jet iyo 18’ka May Madax booqatay

Africa: Paris Summit Aims to Secure Commitments Toward $4B Needed to Close Clean Cooking Funding Gap for African Women

$
0
0

PRESS RELEASE
Paris Summit Aims to Secure Commitments Toward $4B Needed to Close Clean Cooking Funding Gap for African Women
The $4 billion needed annually is a small fraction of the $2.8 trillion invested globally in energy each year
Access Multimedia Content

ABIDJAN, Ivory Coast, May 10, 2024/ — Summit expected to build on ground-breaking clean cooking initiatives launched at COP28; African Development Bank’s Adesina (www.AfDB.org), Tanzanian President Hassan, Norway Prime Minister Jonas Gahr Støre and International Energy Agency Executive Director Fatih Birol to co-chair event.

Development partners gathering in Paris on 14 May are expected to pledge towards the $4 billion needed to provide clean cooking access for 250 million African women by 2030.

African Development Bank Group President Dr Akinwumi Adesina will co-chair the Clean Cooking Summit, to be held in Paris, alongside President Samia Suluhu Hassan of Tanzania, Prime Minister Jonas Gahr Støre of Norway, and International Energy Agency Executive Director Fatih Birol.

The landmark event aims to drive significant change in clean cooking access for the nearly one billion Africans using polluting fuels, which cause the premature deaths of approximately half a million women and children every year.

Women and girls spend up to five hours a day collecting fuel and cooking. This leaves little time for education, social or economic activities. Worldwide, the annual economic cost of women and girl’s time searching for fuel wood is estimated at $800 billion. The health costs are as high as $1.4 trillion.

The capital investment needed to ensure universal clean cooking access in Africa by 2030 is accessible. The $4 billion needed annually is a small fraction of the $2.8 trillion invested globally in energy each year.

The summit aims to mobilize this much-needed finance. It brings together governments, development partners, private companies and NGOs to make concrete commitments and develop action-oriented strategies to accelerate progress on clean cooking.

They are expected to pledge increased funding for clean cooking, with development partners committing to allocate a higher share of their energy portfolios and to work through private capital arms to bring more financing. Governments will prioritise clean cooking in national planning, create funded implementation programs, and introduce proven policies to support scaling clean cooking solutions.

Dr Adesina has committed the Bank’s strong support and outlined a three-pronged approach to achieve universal clean cooking access in Africa. It entails governments directing at least 5% of their annual energy investments towards clean cooking solutions and having multilateral and development finance institutions set aside a significant share of their annual energy financing for clean cooking solutions, including concessional blended financing and guarantees.

At COP28, Adesina said that the Bank Group will channel $2 billion for clean cooking over the next decade. He also joined global leaders in rallying around the Africa Women Clean Cooking Support Program launched by Tanzania’s President Suluhu Hassan.

Clean cooking initiatives are eligible under the Climate Action Window (CAW) of the African Development Fund (ADF), the Bank Group’s concessional window for 37 of Africa’s poorest and most vulnerable countries. During COP28, the Bank Group launched its first call, with $258 million in mostly grant funding, for climate adaptation proposals through the CAW, which seeks to raise $13 billion to accelerate climate adaptation in the ADF countries. Increased adoption of cleaner cooking fuels such as electricity, biogas, and sustainable biofuels will improve the health and well-being of Africa’s women and children and also protect Africa’s forests.

Several African governments have begun taking proactive measures to accelerate clean cooking adoption. Kenya has established a Clean Cooking Delivery Unit and introduced special electricity tariffs. Industry, international organizations, and multilateral fora will affirm their support for achieving clean cooking targets.

The Bank’s commitment to addressing the clean cooking crisis aligns with its High 5 priorities — particularly “Light Up and Power Africa” and “Improve the Quality of Life for the People of Africa.” As Dr Adesina said at COP28, “Providing access to clean cooking is clearly doable in Africa. Let us prioritize saving the lives of women and children; let us make it easier for women to cook in dignity and safety.”
Distributed by APO Group on behalf of African Development Bank Group (AfDB).

Dagaalo laxaad leh oo kumaankun ku bara kaceen oo dhex maray Canfarta iyo Somaalida Itoobiya

$
0
0

Itoobiya: Kumanaan kun ayaa ku barakacay dagaallo u dhexeeya beelo wada dega gobolka #Cafar ee #Soomaalida

In ka badan 38,000 oo qof ayaa ku barakacay saddex degmo oo ka tirsan gobolka Canfarta taasoo ka dhalatay dagaalladii dhawaan ka dhacay deegaanka Soomaalida. Gudiga Joogtada ah ee Arimaha Dibada iyo Nabada ee Golaha Wakiilada ayaa xaqiijiyay barakaca baaxada leh kadib markii laga wada hadlay xaalada colaadeed ee ka taagan deegaanka Canfarta, iyadoo warbixino laga helay maamulka gobolka.

Guddigu wuxuu isu keenay mas’uuliyiinta gobolka, maamulka maareynta musiibooyinka, iyo hoggaamiyeyaasha amniga si ay u ururiyaan macluumaadka ku saabsan iskahorimaadyada, qiimeeyaan saameynta bani’aadamnimada, iyo isku-dubbaridka dadaallada wax ka qabashada. Dr. Fatxi Mahdi oo ah gudoomiye ku xigeenka gudiga baarlamaanka ayaa carabka ku adkeeyay muhiimada ay leedahay in maamulada ay khusayso ay iska kaashadaan sidii xal waara looga gaari lahaa colaadaha soo noqnoqday ee Canfarta. Waxa uu sidoo kale ku booriyay dadka barakacayaasha ah in ay ka fiirsadaan sidii ay dib ugu laaban lahaayeen tuulooyinkooda marka la helo nabad waarta.

Dagaaladii u dambeeyay ee u dhaxeeyay maleeshiyaad ka soo kala jeeda gobolada Canfarta iyo Soomaalida ayaa lagu soo warramayaa in uu ka dhacay, gaar ahaan deegaanada dhaca xadka. Sida ay baahisay wargyska Addis Standard iska hor imaadkan oo ka dhacay deegaano xuduud la leh deegaanka #Gabi_Raasu ee Canfarta iyo deegaanka #Sitti ee ismaamulka Soomaalida ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo kala gaaray labada dhinac

Halkani ka daawo barnaamij aad u xiiso badan Somaliland iyo Wales

Booliska oo soo Qabtay laba nin oo ku eedaysan dil

$
0
0

Booliska oo soo Qabtay laba nin oo ku eedaysan dil

Hargeysa(Qaran news)-Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta ku soo dhigay Eedaysanayaasha kala ah

1- Cabdilaahi Aadan Cigaal Ina Safiya Xasan 20 jir ah
2- Cabdiqani Kayse Hayaan ina Aamina Saleebaan 25jir ah ,

kuwaasi oo ku eedaysan inay dileen 8-5-2024 kii Marxuum Mustafe Cali Xasan ,Dilkaasi oo ka dhacay Deegaanka Cadow-yuurara ee Koofurta Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer.

Hawlgal iyo dedaal dheeriya oo ay sameeyeen Ciidanka Booliska JSL gaar ahaan qaybta Gobalka Togdheer iyagoo kaashanaya dadweynaha Deegaankaasi, ayaa saaka Abbaaro 10:00 Subaxnimo lagu qabtay deegaanka Naq-dhibiijo ee hawdka Magaalada Burco.

Waxaana dhammaantood eedaysanayaashaa degdeg loo horgayn doonaa Hay’addaha garsoorka JSL Marka baadhistu dhammaato.

Warbaahinta Deutsche Welle oo Warbixin ku Sharraxday Qaddiyadda Aqoonsi raadinta iyo Nabadgelyada Somaliland

$
0
0

Warbaahinta Deutsche Welle oo Warbixin ku Sharraxday Qaddiyadda Aqoonsi raadinta iyo Nabadgelyada Somaliland

Hargeysa(Qaran news)-Warbaahinta Deutsche Welle ee dalka Jarmalka, ayaa ka hadashay dedaalka ay Jamhuuriyadda Somaliland ugu jirto 30kii sannadood ee la soo dhaafay in caalamku siiyo aqoonsi caalami ah.

Warbixin ay ka diyaarisay JSL idaacada Deutsche Welle, ayay ku sheegtay in Somaliland tahay dal nabdoon oo muddo dheer u halgamaya inuu caalamka ka helo aqoonsi diblomaasiyadeed.

Jaamac Muuse Jaamac oo ah khabiir lafo-gura siyaasadda iyo dhaqanka, ayaa sheegay in Somaliland ay ahayd dal ka madax bannaan oo xornimadiisa ka qaatay Ingiriiska 26kii June 1960kii iska markaana ahayd dalkii 12aad ee Afrika ee xornimo qaatay ka hor intii aanay Soomaaliya xoroobin.

Dŕ. Jaamac Muuse wuxuu sheegay in midowgii Somaliland iyo Soomaaliya looga gol lahaa in shantii Soomaaliyeed ay midoobaan, hase ahaatee riyadaasi ay saqiirtay, wuxuuna tilmaamay in Somaliland halgan qadhaadh iyo burbur taliskii Siyaad Barre u geysteen magaalooyinka Somaliland kadib, ay waxgaradkii JSL ay go’aansadeen inay dib ula soo noqdeen madaxbannaanidoodii sannadkii 1991kii.
Dr.Jaamac wuxuu sheegay in Somaliland ay buuxisay shuruudihii looga baahnaa qaran madax-bannaan oo dhan, waxaanu xusay in shan madaxweyne isu beddeleen si dimuqraadi ah.
Waxa kaloo uu caddeeyay in Jamhuuriyadda Somaliland ku dhisan tahay rabitaanka iyo dedaalka nafhurka ah ee shacbigeeda oo iyagu taabogeliyay dawladnimadooda oo aanay caalamku waxba ku darsan.

Sidoo kale, Dr. Jaamac Muuse wuxuu ku dooday in Somaliland ay imikaba cilaaqaad la leedahay dalal badan oo ka tirsan caalamka isla markaana ay wakiillo siyaasadeed ku leeyihiin waddamo badan.

Dr. Jaamac wuxuu ku dooday in da’yarta Somaliland oo tirada Somaliland ka ah Boqolkiiba 70 ay ku garaadsadeen Somaliland oo aanay aqbalaynin in Soomaaliya sheegato dalkooda.
Geesta kale Suxufi Itoobiyaan ah oo dhawaan booqasho ku yimid Somaliland ayaa sheegay in nabadgelyo, ganacsi iyo dawladnimo shaqeynaysaa ay ka jirto Somaliland.

Waxa kaloo Suxufigaasi uu sheegay in dadka reer Hargeysa ay jajaban yihiin dhinaca ganacsiga, kuna kalsoon yihiin dalkooda.


Warsaxaafadeed ay soo saareen xisbiga Waddani

$
0
0

War-Saxaafadeed;

Maanta oo taariikhdu tahay 11-ka May 2024, Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ay wehelinayaan Murrashaxa Madaxwayne kuxigeen mudane Maxamed Cali Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI mudane Xirsi Cali X Xasan, mas’uulyiin sarsare oo ka tirsan Xisbiga WADDANI iyo Xildhibaan Xasan Dhuxul Laab-Saalax waxa ay ku qaabileen hoyga Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Guddida ka midha-dhalinta Gobolnimada Gabiley.

Murrashaxa iyo Madaxda Xisbiga WADDANI, iyaga oo degdeg uga jawaabaya baaqii codka dheer ku baxay ee ka soo yeedhay Guddida ka midha dhalinta Gobolnimada Gabiley ayaa ay si miisaan leh maanta u qaabileen, iyaga oo dhageystay dhammaan ajandayaashii ay soo bandhigeen Guddidaas.

Murrashaxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI iyo Hoggaanka sare ee Xisbiga waxa ay Guddida u caddeeyeen mawqifkooda ku aaddan raadinta Gobolnimada Gabiley iyaga oo u ballan-qaaday Guddida iyo reer Gabiley guud ahaanba in ay ka go’an tahay ka Xisbi ahaan ka midha-dhalinta Gobolnimada Gebilay, isla markaana kala shaqeyn doona sidii loo sharciyeyn lahaa Gobolnimada Gabiley.

Beesha Arab oo sheegtay in ay dhisayaan Cabdiraxmaan Cirro

$
0
0

“ Anigu waxaan dhisayaa Cabdiraxmaan Cirro oo dhawaan madaxweyne noqon doona , Arab-na waxaan ku amrayaa inay Waddani dhistaan oo ay wax la yeeshan,”
Waxa sidaa yidhi Suldaan Barre Xaaji Xuseen oo ka mid ah salaaddiinta waaweyn ee Beelaha Arab.

Suldaanka ayaa hadalkan ka sheegay booqasho ay hoygiisa ugu tageen Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo Gudoomiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan iyo madax wehelinayay.


Booqashadooda waxaa ku wehelinaayey siyaasiyiin culus oo ka soo jeeda Beesha Arab kana mid yahiin Gudoomiyihii hore ee Kominshanka Doorashooyinka C/Qaadir Iiman Warsame , Xildhibaan Hore Kijaandhe , Kominshineer hore Cabdiraxmaan Dixood , Cabdilaahi Cali Askar iyo masuulyiin kale oo ka tirsan xisbiga Waddani .

Ugu horeyn Suldaanka oo hadley waxuu uga mahadceliyey masuulyiintan booqashada ay gurigiisa ugu yimaadeen iyo ka war hayntii joogtada aheyd mudadii uu xaaladda Caafimaad ugu maqnaa dalka India .

Suldaanka oo ka mid ah salaadiinta ugu waa weyn Beesha Arab waxuu si cad ugu dhawaaqey maanta inuu dhisi doono Musharax Cabdiraxmaan Cirro

Musharax Cirro iyo Guddoomiye Xirsi oo madasha hadalo kooban ka yidhi ayaa waxaa ay suldaanka uga mahad celiyeen Taageerada

Ethiopia, Djibouti take over management of Ethio-Djibouti Railway after six years of

$
0
0
Since the launch of commercial operations in 2018, the Ethio-Djibouti Railway has facilitated the transportation of approximately 530,900 passengers and 7,328,500 metric tons of cargo (Photo: Xinhua)

Addis Abeba – Six years after to the commencement of the Ethio-Djibouti Railway’s operations, the Chinese Railway Construction Corporation (CRCC) has formally relinquished management responsibilities to the Ethiopian and Djiboutian governments.

This transition of managerial duties was commemorated with a formal ceremony that took place in Addis Abeba yesterday, 10 May, 2024.

CRCC has assumed the management responsibilities since the commencement of operations of the Ethio-Djibouti Railway in 2018.

Spanning a total length exceeding 750 kilometers, this railway originates from Addis Abeba and culminates at the port of Djibouti. It is distinguished as the inaugural electrified railway project in Africa.

The Ethio-Djibouti railway constitutes one among several development initiatives erected under the Belt and Road Initiative.

Envisioned as a comprehensive global infrastructure development strategy, this Initiative was endorsed by the Chinese government in 2013 to facilitate the linkage of Asia with Africa and Europe through land and maritime networks. Its primary objectives include enhancing regional integration, fostering increased trade, and catalyzing economic growth.

 

 

The construction of the railway was initiated in 2011 by China Railway Group Limited and China Civil Engineering Construction Corporation, both of which are state-owned enterprises under the ownership of the Chinese government.

Subsequently, the inaugural freight services along the railway line commenced operations in November 2015. Following this, the trial service on the Ethiopian segment of the railway was inaugurated in October 2016, with the corresponding service on the Djibouti side commencing in January 2018.

The project was undertaken with a total investment amounting to $4 billion.

The construction of the Ethiopian segment of the railway incurred expenses totaling $3.4 billion. This funding structure entailed 70% of the project cost being covered by China Exim Bank, with the remaining 30% financed by the Ethiopian government.

Additionally, the Djibouti government contributed $878 million towards the project.

During the management handover ceremony, Abdi Zenabi, executive director of the Ethio-Djibouti Railway, articulated, “This strategic coastal railway has fundamentally altered the transportation dynamics of goods between our two nations, resulting in diminished transit durations and enriched trade prospects.”

Since the commencement of commercial operations, the railway has facilitated 1,824 passenger train journeys, accommodating nearly 530,900 passengers, and 6,133 cargo train journeys, transporting approximately 7,328,500 metric tons of cargo. AS

Ethiopia seeks French expertise for naval ambitions amidst regional tensions

$
0
0

In order to bolster its maritime capabilities, Ethiopia, a landlocked nation, has turned to France for assistance in developing a naval force. This initiative comes in response to the dynamic geopolitical landscape of the Red Sea region, where Ethiopia aims to deploy a naval presence to ensure safety and security.

The aspiration for a naval force was articulated by Dima Nego, the Chairman of the Standing Committee of Foreign Relations and Peace Affairs at the Ethiopian House of Peoples’ Representatives. The discussion took place during a meeting on January 17, which saw the participation of French military representatives and members of the Ethiopian Parliament’s Foreign Affairs and Peace Standing Committee.
Tawfik Abdullahi, leading the Foreign Relations Subcommittee, engaged in dialogue with the French delegation led by Thomas Gassilloud. The conversation highlighted Ethiopia’s commitment to peacekeeping and the critical importance of the Red Sea region to the country’s security interests
Ethiopia’s intention to strengthen its Air Force with advanced equipment and training for pilots and technicians.
The proposed acquisitions include transport helicopters, multi-role helicopters, transport aircraft, attack helicopters, fighter jets, UAVs, ballistic missiles, and electronic warfare systems. These procurements underscore Ethiopia’s commitment to enhancing its military capabilities in the face of regional challenges and its reliance on France’s support to achieve these goals.

Source Millatari Africa

Xisbiga Waddani oo qaabilay dhalinyrada iyo hal doorka ka soo jeeda gobolka Hawd iyo Maroodi jeex

Viewing all 27666 articles
Browse latest View live


Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>