
Jagada Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga waddani oo ay si adag ugu loolamayeen laba Musharax ayaa waxaa ku guulaystay Maxamed Cali Cabdi oo ay codkooda siiyeen 581 xubnood
Halka Musharaxa la tartamaayey ee Axmed Muumin Seedna helay 44 Cod oo keliya,ku darsoo Gudoomiye Cirro ayaa isna Codkiisa siiyey Axmed Muumin Seed