Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Sawirka Todobaadka Gudoomiye Cirro oo u codeeyay Muumin Seed oo laga adkaaday daawo

$
0
0

cirocod
Sawirkani waa gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo u codaynaaya ama gacanta u taagay Muumin Seed oo maanta si xarago leh cod loogaga adkaaday, sidoo kale waxa cod bixinta Ciro eegaaya oo ay yaab ku noqotay musharax Maxamed Cali oo ku guulaystay aakhirkii gacan taagaasi.

Muumin Seed aya hore balan u qaaday in uu si buuxda u taageeri doono hadii laga guulaysto, inkasta oo maanta markii ay codayntu ay dhacday uu shirka ka baxay dibadana ka sheegay in laga eexday, oo uu magaalada Borame ka muujin doono awoodiisa, taasi oo aanu sharaxin waxa uu uga jeedo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>