Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Tacsi Tiiraanyo leh

$
0
0

Innaa Lillaah Wa innaa Ileyhi Raajicuun,Geeridu waa xaq!!!!.

Eng.Maxamed Jaamac Boosolaaye (Maskax) & Cabdiraxiim Maxamuud Cabdillaahi (Cabdiraxiim Xajiin) Waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Qoyska Reer Saajin Daahir Ibraahin oo Wiilkoodii Marxuum Aadan Daahir Ibraahin (Aadan Saajin Daahir) ku  geeriyooday Magaalada Hargeisa.

 

Waxay ilaahay ugu baryayaan  Marxuum Aadan Saajin Daahir inuu Naxariistiisa janno ka waraabiyo,Janatul Firdoowsa Aclaana geeyo. Qoyskiisa,Carruurtiisa & Ehelkuu ka geeriyoodayna samir & imaan saadiqa ka siiyo.

 

Aamin Aamin Aamin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>