Daawo qaabkii uu u dhacay weerarkii lagu dilay hoggaamiihii ISIS Abubakar al-Baghdadi
Wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka ee loo yaqaan Pentagon ayaa soo bandhigtay muuqaalka iyo sawirrada weerarkii ay ku dileen ciidamada gaarka ah ee Mareykanka hoggaamiyihii ururka ISIS Abu Bakr al-Baghdadi.
Halkan hoose ka daawo:-