Waxa caawa fiidkii geeriyooday Alle ha u naxariisto taliyihii ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Iimaan Fadal.
Marxuumka ayaa mudooyinkii danbaba shaqada uga maqnaa xanuun.
Waxana dhamaan maamulka Iyo hawlwadeenada shabakada Qarannews ay tacsi u dirayaa shicibka Somaliland Iyo qoyskii uu ka baxay marxuumku