Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Mudaharaado ka dhacay Badhan oo laga soo hor jeedo Puntland

$
0
0

Waxa magaalada Badhan ka taagan kacdoon ay dadweynaha deegaankaasi kaga soo hor jeedaan maamulka Puntland , waxana magaalada ka dhacay mudaharaad balaadhan oo lagaga soo hor jeedo tacadiyo gudaha Puntland loogu gaysto dad ka soo jeeda deegaanka, waxna a sidoo kale dadkaasi qaarkood aad uga gadoodeen xil ka qaadista lagu sameeyay gudoomiyihii Barlamaanka Puntland .

Xalay ayaa dagaal ka dhacay xarunta barlamaanka ee Puntland iyada oo halkaasi ay ku hirdamayaan ciidamadii ilaalada baralamaanka iyo kuwo ku soo duulay oo raba in ay la wareegaan kuwaasi oo toos uga amar qaadanaaya Dini


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>