Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Baaq & fariin Trump ku taageeray Dadka Reer Iiraan ee mudaharaadka iyo Dibad-baxyada wadda,ee ka soo horjeeda Xukumada Khomeni

$
0
0

Madaxweyne Trump ayaa qoraal uu ku soo qoray Bartiisa Twitterka ku yidhi: “Waxay ku socotaa dadka geesiyaasha ah ee dhibban ee Iiraan: Waan idiin garab taaganahay tan iyo markii aan madaxweyne noqday dowladdeyduna way sii wadi doontaa inay idiin garab istaagto.

“Si dhow ayaan ula soconnaa dibadbaxyadiinna. Geesinimadiinnu waa mid dhiirrigelin ah.”

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles