Nuxurka Kulan dhexmaray Xisbiyada Mucaaridka (Waddani & Ucid) & Safiirka Dawlada UK u fadhiya Somalia
Kullan ayaa ku soo afmeermay Jawi degan iyado waxa ugu weyn ee laga wada hadlayna aheyd sidii dalkan doorasho uga dhici laheyd 2020 taas oo bulshadda Somaliland iyo Beesha Caalamka u arkaan iney dalkan iyo dadkanba dan u tahay balse aaney xukumadda KULMIYE diyaar u aheyn.