Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Faysal Cali Waraabe oo laalay Heshiiskii uu la galay Jamaal Cali Xuseen

$
0
0

Faysal Cali Waraabe oo laalay Heshiiskii uu la galay Jamaal Cali Xuseen

Hargeisa-(Qaran-news)-Garabka Ucid ee uu hogaamiyo Faysal Cali Waraabe oo shir ku qabsaday  Hotel Adam’s oo ku yaala xaafada Koonfur-bari Hargeysa ayaa laalay gebi ahaanba heshiiskii ay wadagaleen Garabka Ucid ama New-ucid ee uu hogaamiyo Jamaal Cali Xuseen.Shirkan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Maxamed kaahin iyo dhawr xubnood oo kale oo ka socday Xisbiga Kulmiye

fcw1

Faysal ayaa la filayaa inuu berry isu caleemo saaro musharaxa madaxweyne ee xisbiga Ucid balsewaxaan la aqoon cidii u dooran doono musharax-xigeen


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>