Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Hanbalyo diiran: Musharaxa Jamaal Cali Xuseen iyo Xasan Cismaan Sabca

$
0
0

HANABLYO DIIRAN . MUSHARAX JAMAAL CALI XUSSEIN IYO GUDDOOMIYE XASAN OSMAN “ SABCA”

Aniga oo ka wakiil ah Waxgarad & Aqoonyahano Somalilander’s ah oo deggan daafaha dunida, waxaan hanbalyo diiran u dirayaa Guddoomiyaha Cusub ee Xisbigga UCID Mudane Sabci iyo Musharax Jamaal Cali Xussein oo musharaxnimadiisa lagu ansaxiyay shirkii taariikha ah ee lagu qabtay “ Hadhka Geedka”. Waa dhaqan soo jireen ah in lagu tashado geed hoostii oo go’aamo masiiriya lagu gaadho. Waxaanu canbaaraynayna shirkii gacan ku rimiska ahaa ee laga soo abaabulay Madaxtooyada ee baal marsanaa go’aankii Maxkmadda Sare. Waxaan ku boorinaynaa bulshada Somaliland inay taageero hiil iyo hooba isla garab tagaan garabka la dulmiyay . Waxa muuqata inay Somaliland ku danbaysay “ Ninkii roonaayow Reerka u hadh “, waxaana ku xigi doonta ismuquunin, xasilooni darro iyo gacmaha oo laysula tago.
Wa bilaahi towfiiq.
Drs Hoodo Yusudf, Uk, London.
yhoodo@yahoo.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>