Soon wanaagsan dhammaan muslimiinta, Soomaalida, JSL munaasibadda curashada bisha barakeysan ee soon. Waxa aan Ilaahay inooga rejeynayaa in uu ina waafajiyo kheyrka bishan ku duugan, balaayo xijaab-na inooga dhigo cudurka safmarka ah ee Covid19. Soon wanaagsan. pic.twitter.com/g5AZ9GhTaL
— Cabdiraxmaan Cirro (@CirroSL) April 23, 2020
↧
Fariin & Duco Guddoomiye Cirro u Diray Bulshada Bisha Ramadaan darteed
↧