TORONTO WADDANI : XAFLAD LAGU TAGEERAAYO MUSHARAXIINTA ,GUDOMIYAHA & HOGAANKA XISBIGA WADDANI , LAGUNA URUURINAAYO TAAKULO DHAQAALE OO LAGU KAALMAYNAAYO DADKA ABAARAHU TABAALEEYEEN.

Guddoomiyaha iyo Guddida WADDANI ee TORONTO, waxay ku martiqaadayaan dhamaan tageerayaasha Xisbigga WADDANI iyo Jaaliyada Somaliland ee deggan Toronto iyo nawaaxigeeda inay kasoo qayb galaan xaflad ballaadhan oo lagu tageeraayo Musharaxa Madaxweynaha Dr Cabdirahman Maxamed Cabdillahi “ Cirro “, Musharaxa Madaweyne Ku-xigeenka Amb.Mohamed Cali Aw Cabdi; Guddoomiye Cabdilqadir Xaaji Ismail Jirde iyo Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xassan. Waxa kale oo xafladda lagu soo dhawan doona taagerayaal fara badan oo ku soo biiraaya Xisbigga WADDANI , waxaana isla madasha lagu ururin doona taageero dhaqaale oo lagu taakulayn doono dadka jelecsan ee abaarahu tabaalyeen.
Waqtiga : Sabtida, 19th November- 8 PM- 2Pm
Goobta : 185 Yorkland BLVD, North York.
GUUL SOMALILAND.