Balwo waa hees xusaysa taariikhdii aabbihii heesaha (muusiga) Soomaaliyeed Cabdi Simimoo, sheekadii balwada iyo gabadhii uu jeclaa ahaydna gabadhii ugu horreysay Soomaali ee ku biirta koox muusig Khadiija Balwo. Heestu waxay soo baxday 13 March 1982.
↧