• Dakanada qabiilkiyo dhaciyo duunyo kala qaadka,
• Dulmiga iyo laaluushka iyo dirediraalaynta,
• “Madaxtooyadaa” lagu darsaa lagaga doodaaye,
• “Digreetooyinkay” qayb ka tahay doorkan maanta ahe!
Maxay Doorashadu Soo Wadaa: Nageeye Cali Khaliif, 2016