Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Maxaa Ku Qarsoon Socdaalka Prof. Samatar?‏

$
0
0

ASCW.

Waxaan doonayaa in aan fikirkeyga ka dhiibto imaantinka pro axmed ismaaciil samater oo dhawaan ku soo noqey s/land.

Looma soo dhawey sida siyaasi weyn oo dadlkiisa iyo dadkiisaba wax  la taaban karo ugu qabtey oo magac ku deh bulshasiisa, looma soo dhaweyn suldaan ama madax dhaqameed caana, looma soo dhawey sheekh caalima oo umadau u baahantahey ee waxaa loo soo dhaweeyey intaas oo dhan ka sareysa pro axmed ismaaciil samatar sida aynu lawada socono.

Sida lawada ogyahey pro  axmed waxa uu caan ku ahaa cadaawada s/land isagoo marnaba qarsan ka soo horjeedana gooni isku taaga s/land,waxaana intaas dheer isagoo ahaa musharaxii madaxweynaha somaliya oo lagaga guuleystey waxaa uuna wali yahey gudoomiya xisbiga hiil qaran ee somaliya, inkasta oo uu iska casiley xubinimadii barlamanka Somaliya wax yar ka hore hadana wali muu cadey in uu iska badaley ama uu ka noqdey fikirkiisii midnimada somomaliya.

Iyadoo uu shaki badan ku gadaamanyahey pro samatat ayaa hadana waxa uu si badheedha u diidey inu uu xidho koofiyad ka sameysey calanka s/land iyo calankiiba oo lagu sharfey soo dhaweytiisa malagaala gabiley iyadoo uu ag taaganyahey wasiir ka tirsan xukuumada talada inuu heysa.

Hada waxaa is weydiin leh ma xukuumada ayaa u guurtey oo halkiisa ugu tagtey  mise inagaan wax dhaadeyn oo wuu iska badaley fikirkiisii uu caanka ku haa pro axmed ismaaciil samatar, waxaan ku soo gabogabeynaya  hasho maankeyga gadee ma masaar ayey liqdey?.

by Axmed Laki.

axmed yusuf cabdi (lucky571@hotmail.com)

qaaira masa


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles