Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Maqaal ka hadlaya maamul xumida iyo musuqa jaamacadda Hargeysa

$
0
0

Jamacadaha adduunka waa meesha lagu xaliyo arrimaha bulshada wadan leeyahay ee lagu sameeyo horumarka,cilmi baadhista,cilmi sayniska,jamacadaha wadankana waxa laga rajaynaya sida si lamida ah inay u fikiraan. Haddaynu ku so qaadano qormadan jamacadda qaranka ee Hargaysa. Jamacadda Hargeisa maamulka ugu sareeya waa guddomiyaha iyo labo kuxigeen(kuxigeenka maamulka iyo dhaqaalaha iyo kuxigeenka darasada iyo cilmi baadhista),labadan kuxigeen oo mid waliba wakiil uga yahay shaqooyin lo idmaday guddoomiyaha jamacadda Hargeisa.
Intii uu wakhtigiisa u horay Dr. Maxamuud jamacadda Hargeisa rajo iyo idiilo badan baa gashay shacabka Somaliland inta war qabta,horumar fiicana wuu sameyay intii ujoogay ha u badnaato xaga isago bedelay aragtii dadweynaha ka qaybeen jamacadda ee xumayd,dhismayaasha iyo bilicda jamacadda,qaybtan waxa u guddoomiyihu u igmaday Mr. Maxamed Cali Xirsi(vice admin and finance) aad baanu ugu amaanan yahay inu shaqadiisi ka so baxay ninkaasi. Marka la eego dhinaca darasada iyo cilmi baadhista(academic & research) oo qaybta ugu muhiimsan jamacadda ay weli fadhiid tahay ama horumar muuqda lagaadhin. Haddanay eegno waxyaabaha dib u dhigay qaybta ay ninka madaxda looga dhigay oo aan ahayn ehelkeeda ama aqoon uu lahayn waa SICIID MUXUMED JIBRIIL(vice academic & research),maaha nin aqoon rasmi ah wuxuna ku darsaday oo inta uu raacda shakhsiyadiisa oo aad uu liita(bad character) iyo isago ku mashquulay shaqooyin aanu lahayn,waxyaabaha khatar badan ee jamacadda Hargeisa ka yaabiyay waxa ka mid ah:
1. Been xad-dhaaf oo u sheegaayo dadka la shaqaynayay
2. Isku dir shaqalaha iyo ka dhex shaqayn
3. Kala dhawaansho uu shaqalaha qaar uu muujinayo qaar fogaynaaayo;arrinakaasi oo khatar badan leh in jamacaddu kooxo noqoto
4. Daacadnimo la aan
5. Cadaalad darro ku hayo
6. musuqmaasuq
SICIID MUXUMED JIBRIIL wuxu ka yimi xagga kililka Ethiopia oo aanu xog fiican ka helnay taariikhdiisa shakhsiga lagana so eryay shaqooyin uu ka so qabtay dhaqamada kor ku xusan iyo kuwo kale oo afkeena ku haboonayn.
Guddoomiyaha jamcadda Hargeisa nin aqoonyahan ah oo ixtiraamada binu adamka isha wu ku hayaa waxyabaha aan ka dhawaajiyay kolay wakhtigeeda ayuu la sugaya,lakiin si wayn baanu ugu soo jeedinayna inu wakhtigeeda soo dedejiyo waayo waa qayb muhiim ah.

Lasoco qaybaha dambe oo aynu ku qaada dhigi doona musuqmaasuqa iyo cadaalad darrada uu sameeyo Siciid.

By: Cacalim Samater Cabdi

maxamedibrahim5@gmail.com

Show details


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>