Waan ku faraxsanahay in shakhsiyad ku culus qaaraddeenna Afrika uu booqasho gaaban iigu yimaaddo hoygeyga, @ProfPLOLumumba runtii waxa aan ka mid ahay dadyowga sida dhow ugu xidhan aragtiyaha uu baahiyo, JSL waa u milge & maamuus in uu yimaaddo, tacliinta sare-na wax ka taro. pic.twitter.com/uwFdIIdvsi
— Cabdiraxmaan Cirro (@Abdirahmanirro) September 12, 2021
