Xildhibaan Guruuje oo la dhaawacay,Yaa dhaawacay+Maxaa lagu dhaawacay

Suldaan Saleebaan Cismaan Habaar oo ka mid ah madaxda Dhaqanka Somaliland ayaa saaka dhaawac madaxa ah gaadhsiiyay Xildhibaan Nuur Guruje, oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland,

Dhaawaca xildhibaan guruuje ayaa lagu dabiibayaa cusbitaalka wayn ee magaalada hargeisa.
Xildhibaanka ayuu dhaawucu ka soo gaadhay madaxa iyo gacanta midig oo ay laba meelood oo kala ah Cududa iyo faraha hore.
Labada masuul ayaa hore Warbaahinta eedo isugu mariyay.

