Jecliyaa guushiinaa necbiyaa guul-daraddiina.
1: Xidhiidhka alle oo aad joojisid: haddii aad xidhiidhka alle joojisid waxa meesha ka baxaya dhamaan , gargaarka alle waxaaanad noqonaysaa qof iska nool oo aan alle u dhawayn.
2: qorshe la,aan: qofka oo aan qorshe nololeed aan lahayn.
3: kalsooni la,aan: kalsoonidu waa qayb ka mida guusha qofku haddaanu kalsooni lahayn , waxba ma qabsan karo, waxkastana wuu ka baqayaa waanu ka gaabsanayaa , shaqo kasta iyo hawlkasta oo aad is leedahay qabo haddaanad kalsooni lahayn ma qaban kartid, naftaada iyo aqoontaada, diintaada iyo noloshaadaba hadaad ku kalsoonaan waydid waa guulderaysanaysaa.
4: Fikir la,aan
5: Beenta oo aad aamintid iyo la saaxiibka dadka beenta yaqaan.
6: Dabacsan la,aan
7: Cabsi
8: Is-badal neceeb
9: Dhaleecaynta iyo dabeecad xumo
10: Aqoon la,aan
11: Isticmaalka balwadaha
12: Waayo aragnimo la,aan
13: Deg-deg badan
14: Bilaa-dulqaad
15: Wakhti lumin
16: Go,aan xumo
17: Hurdo badni
18: Naxariis la,aan
19: Caawin la’aan
20: Ka baqashadda guud-darada
21: Isla wayni
22: Bilaa hiigsi
23: Fahan la,aan, Akhris , la,aan iyo qoraal la,aanba
24: Dhaqan xumo
25: Hadal-xumo
26: Han iyo hadaf la’aan
27: Fulin La’aan
28: Mahadnaq la’aan
29: Dhigasho iyo dhaqasho la,aan.
30: Samir la’aan, dadaal la’aan , karti la’aan iyo Shaqo neceeb.
31: Sadaqo la’aan
32: Dad neceeb
33: Been badni
34: Fadhi Baddan
35: Balan-daro
36: Dagaal iyo xaalad abuur
37: Kali socod
38: Farxad la’aan
39: Khiyaamo samayn
40: Xidhiidh-Xumo
F.G: waa qayb ka midda Xogo aan ururiyay oo aan tijaabiyay.
Waan jecla inaad ku dartid wixii aan ka tagay.
Farhan Mohamed Sultan Nur (Rakad)
Farxaanmxd@gmail.com
Berbera
Article: 217
Tell: 063-4400319
Rakad Mxd Sultan