Ex-wasiir Duur oo Si farshaxnimo ah ugu jawaabay Maayarkii Hore ee Burco Muraad
Waa la yaabay anigu ninkan odayga ah !
Xafiiska xilkiisu adiga kaa wareego ( xil ka qaadis ama cod shacab midun ) , ma tihid khaladkiisa iyo sixidiisa kii tilmaami lahaa adigu .
Hadii uu kaa liito ama kaaga haboonyahay dadka sheegiye isaga iyo dadka isu daa .
