Xildhibaan ka jawaabay Hadallo xajiimeysan oo ka soo yeedhay Ex-maayar Muraad oo Shaaciyey in Burco laba maayar yeelanyso

Burco laba maayar yeelan mayso ee mayor keliya ayey leedahay.
Xubnihii hore ee golaha deegaanka Burco waxaan leeyahay magaallada mudanayaal kale ayaa loo doortay oo ka masuula.
Burco waxay leedahay mayor la doortay, wixii ka khaldama annagaa la xisaabtamayna oo saxayna, dalku na sharci buu leeyahay ee ixtiraama. Xurmo iyo ixtiraam baa naga mudan tihiin ee sharafta ha iska qaadina oo ha ka hadlina hawl aan laydiin igman.
Xil. Suldan Nuh