Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Xildhibaan Ilhan Cumar oo shaacisey in Farmaajo xilka Madaxweyne Baneeyo

$
0
0

Xildhibaan Ilhan Cumar oo shaacisey in Farmaajo xilka Madaxweyne Baneeyo

Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo katirsan aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka ayaa bogga ay baraha bulshada ee Twitter-ka ay ku leedahay ku qortay ”Farmaajo sanad ayaa ka soo wareegay markii muddo xiledkisu dhamaday. Waxa la joogaa wakhtigii uu meesha bananyn lahaa, oo ay doorashadu wakhtigeedu daahay qabsoonto sida ugu dhakhsaha badan”.

Ilhaan cumar ayaa waxay kusoo dul qortay fariinta kasoo baxday wasaaradda arrimaha dibbada ee soomaaliya oo lagu sheegay in talaabo laga qaadi doono kuwa caqabada ku ah Nabadda Soomaaliya.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>