Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

FULAHA GEESIGA IS MOODAY, DHACDADII GABILAY.

$
0
0

FULAHA GEESIGA IS MOODAY, DHACDADII GABILAY.

XildhibaanIidXasanCabdi “Gabilayanigaayalaygafasaxqaadanayaa” dalkibaGabilaybuukayeeshay…

Bismilaah, Maqaalkanaanugu magic darayFulahagesiga is moodayiyodhacdadiiGabilayeeuukukacayXIldhibaanIidXasanCabdi, taasoogabiahanbareerGabilaykuahaydceebiyo fool xumowaynoosoowajahdayDegmadaGabilay.

ArintaasuuxildhibankaasikulakacayHogamiyahaXisbigaWadaniwaaarinaanmeeshaqabanaynwaxaynahalkudhig u noqotaysanadkancusubee 2017ka  “Gabilayanigaayaadiigafasaxqaadanaysaa” taasoo dad badanooreer Somaliland ah kayaabisay in ninxildhibaan ahi sidasoo kale u hadlo, waanaarinlagaxishodo.

WaxanleeeyahayxildhibaanIid, Maantaceebbaad u soojiidayguudahanbadegmadiiGabilay, waxa kale ooaadmeelkadhackusamaysaydhaqankiiwanaagsanaaee Marti sooryaynta, mar hadiibaradaadiilaguguyimioomartilaguuahaainaadmartidasiwanaagsan u soodhowaysaabayahayn, ooaaddhaqankiisuubaanaailaaliso.

WaxaankusookoobayahadalkaygaGabilaycidnaloogafasaxqaadan mayo, waadegmoka mid ah degmooyinka Somaliland, dhamanreer Somaliland cidiiaanqarankadambikagalini way tegikartaacidloogafasaxqaadanayaana mar jirto e hakudaalinhadalkakicintaiyo kala qaybintabulshada ah eeaanwaxbakuugoaynayn. Wax garadkaGabilayna wayarkaansidamartida loo aflagaadaynayo, tasinawaaarin wax kaqabanshadeedaleh.

 


Allamahadleh

Mohamed Hamud

Burco Somaliland

hamudson@gmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>