Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28250

Sarkaal ka tirsan Ciidanka S/land oo dil toogasho ah lagu xukumay+Sababta

$
0
0

Maxkamadda Ciidanka Millatariga Somaliland maanta ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Gaashaanle Dhexe, Saalax Bullaale Jaamac oo ka tirsanaa isla ciidanka Milatariga, oo dhawaan magaalada Hargeysa toogasho ku dilay gabadh dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Najma Cabdillaahi Maykal.

Eheladda marxuumad Najma Cabdillaahi Maykal ayaa maalmihii u dambeeyay codsanayay inay cadaalad hesho gabadhoodu.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28250

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>