Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Dagaal ka dhex qarxay ciidamada Eritrea iyo Falaagada Tigrayga ” TPLF”

$
0
0

Dagaal k adhex qarxay ciidamada Eritrea iyo dagaalyahanada Jabhada TPLF

Dagaal u dhexeeyay ciidamada Eritrea iyo ciidamada fallaagada Tigray ayaa ka dhacay xadka Eritrea, sida ay ilo wareedyo la isku haleyn karo ay BBC-da u sheegeen.

Dagaalka ayaa ka dhacay deegaanada Rama iyo dhulka lagu muransan yahay ee Badme.

Wararka waxay sheegayaan in labada dhinac ay isku adeegsadeen hubka culus oo ay kamid yihiin madaafiic.

Dowladda Itoobiyaa iyo fallaagada Tigray waxay sheegeen inay isku diyaarinayaan dagaal. 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Latest Images

Trending Articles