Qofka Wata Passport Ethiopianka Lacagta uu ku tegaayo Xajka sanadka 2022 oo Faahfaahsan waa tan.

lacagta Guud ahaan waa $2800 Dollar.
Balse iyadoo faahfaahsan oo la turjumay halkan ka daalaco:-
Masjidul Ac-laaga guud ee Ethiopia oo soo saaray kharashaadka Xajka iyo lacagta Xujeyda ku baxaysa.
Waxay ku soo fadhiisiyeen 183,500,00 birr oo u dhiganta 2800$
Waxay u kala qaadeen shaxdan hoose iyo qarashaadka sidey uk ala baxayaan.
1:-Lacagta Tigidka 47,840 birr
2:- Kirada Hotelka/guriga Makka 27,981.
3:-kirada Madiina Hotel/guri 7,195 birr
4:-madiina iyo carafa adeegoda 18,387
5:-noolka Makka,Mad,Carafa, 23,152 birr
6:-maka,madina,carafa,(Cunadda) 15839.
7:-cafimadka iyo Vissaha lacagtoda 5,700.
8:-caymiska guryah iyo noolka 1,084.
9Shanta waqti salaada xaramka transportigiisa= 3 ,677
10:-Adeega bangiga lacagta kaaga baxaysa = 12,377
11:-Biyaha Samsamka ee aad Lasoo Noqonayso = 139
12:-Sarifka Doolarka Sicirka Dulfuulaya= 8,135
13:-Xafiiska Lacagta Kaa Qaadayo = 12,0000.
Ethiopia Sanadkaan waxaa lagu xajinayaa 183 kun oo birr oo u dhiganta 2800$ Toloow Somaliland & Somalia Waa imisa Lacagta laga qaadayo Xujayadda?.
