Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo shaaciyey inaanu Barbar fadhiisan doonin Muuse Biixi+Sababta

Muuse ag-fadhiisan mayno xaflada 18 may, isagabu markuu mucaaridka ahaa waligii riyaale Muu ag fadhiisan,
Anagana wax nagu khasbaya in aanu isaga agfadhiisano oo halkuu joogo aanu ugu tagno ma jiraan.”
Ayuu yidhi gudoomiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan