Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28258

Booliska Burco oo joojiyey diiwaan-galin qarsoodi ah oo Jaamacada Barwaaqo  ka waday Gudaha Magaalada Burco.

$
0
0
Booliska Burco oo joojiyey diiwaan-galin qarsoodi ah oo Jaamacada Barwaaqo  ka waday Gudaha Magaalada Burco.
Booliska G.Togdheer ayaa joojiyey diiwaan-galin qarsoodi ah oo ay magaalada Burco ka bilaabeen macalimiin ka socday Jaamacadda Barwaaqo, Macalimiintan oo maanta duhurkii soo gaadhay magaalada Burco ayaan wax ogolaanshiyo ah ka qaadan maamulka Wasaarada waxbarashada ee G.Togdheer iyo laamaha amaanka midna.
Ilo xog-ogaal ah ayaa ii sheegay in wasaarada waxbarashada heer-qaran aanay sidoo kale ku war-galin safarkooda waxaana la amray in ay ka baxaan magaalada Burco.
Xigasho: Khaalid Bakayle


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28258

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>