Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Shirkii caawa ee madaxtooyada oo aan wax heshiis ah laga gaadhin

$
0
0

Waxa caawa kulan balaadhan is ugu yimid xisbiyada qaranka Somaliland oo min laba xubnood ka koobnaa iyo madaxweynaha, kulankaasi oo ka dhacay madaxtooyada waxa laga dooday doorashooyinka fooda inagu soo haya, arimha gudiga doorashooyinka ee hakadka la galiyay.

Warar aanu helnay markii uu kulankii madaxtooyadu caaawa soo dhamaaday ayaa sheegaaya in aan kulankaasi wax najiito ah aan laga gaadhin

Wali wax war ahi kama soo bixin dhinacaydii kulmay, waxana lagu wadaa in ay warbaahinta la hadlaan iyaga iyo gudidii wax dhex dhaxaadinaysay.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>