Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Hargeysa : Taayiradii yaalay Banjarlayaasha xaafada New Hargeysa oo maanta la ururiyey

$
0
0
Hargeysa : Taayiradii yaalay Banjarlayaasha xaafada New Hargeysa oo maanta la ururiyey.
 
Xukuumadda Madaxweyne Biixi ayaa bilowday ollole ballaadhan,kaas oo kagga ururrinayso Banjar-layaasha Xaafaddaha New Hargeysa, Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge taayiraddda,kuwaas oo ay ka cabsi qabto inay mudaharaadka u isticmaalaan taageerayaasha Xisbiyadda Mucaaradka Somaliland oo la filayo inay maal-maha soo socda ay dhigaan isu soo baxyo ka dhan ah Xukuumadda ay maal-muhu u hadheen ee uu hoggaamiyo Muuse Biixi.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>