Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28250

Mid ka mida Imaamada Masaajidada Burco oo la tooriyey+dhaawac Halisa oo soo gaadhey

$
0
0
Imamkii Masjidka Al Huda ee Magalada Burco Gaar ahaana xafadda Lafoolayda ayaa Toorray lagu dhuftay Waxana dhawcisa oo Halis ah lagu Dabiibayaa Carafaad hospital, waxa la sheegay inu Ninkii ninka toorrayda ku dhuftayna Goobta ka baxsaday.
Imamka la dhawacay ayaa Magicisa layidhadaa Maxamed Mahdi.
Maxamed Wardi

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28250

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>