Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28250

Xaalada Shidaalka ee dalku waxay ku socotaa meel khatar ah

$
0
0
Xaalada Shidaalka ee dalku waxay ku socotaa meel khatar ah, waxa gabaabsiya Shidaalka dalka yaal Naaftada waxa haya 3 Shirkadood Baatroolkana 2 Shirkadood, Shirkadihii Shidaalka waxa saamayn ku yeeshay sicirka kor u kacay, Foostada Naaftada ahi maanta waa $197 Cashuurta laga qaadaa waa $16.26 Foostada Baatroolka ahina waa $210 Cashuurtuna waa $19.1 xaaladan oo kale xilka ummaddu wuxuu saaranyahay Xukuumadda waa in ay keentaa qorshihii Shidaal jaban lagu keeni lahaa dalka, Cashuurta laga qaado Shidaalkana waa in hoos loo dhigo.
waxa qoray:-
Mohamed Sidik – Dhamme

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28250

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>