Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Halyeeyo Qaran Jira oo Jooga !

$
0
0
Halyeeyo Qaran Jira oo Jooga !
Waxaad tihiin Nuur usoo bidhaamay Ummad Sodon sanadood u Rabbi tuugaysay in uu Allah siiyo dhalinyaro Geesiyaal ah oo Qarankooda ku hogaaminaya jidkii horumarka, oo la dagaalama lunsiga hantida Qaranka, lana xisaabtama masuuliyiinta Xilalka Qaranka loo dhiibay.
Waxaad haysataan Kalsoonida Shacbiga reer Somaliland ee gudo iyo debedba ku nool. Hawshiina sii laban-laaba.
Garabkiina ayaan Taaganahay

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>