Guddi ka kooban Golaha Guurtida & Ergadii isxilqaantey oo loo saaray Xiisada & Khilaafka ka dhex oogan Xukumada Biixi & Mucaaradka
Guddi isku dhaf ah oo ka kooban golaha guurtida iyo ergadii shalay la kulantay Madaxweyne Biixi ayaa maalinta berri ah ku kulmaya xarunta golaha guurtida si ay u gudo galaan hawsha dhexdhexaadinta Xukuumadda iyo Mucaaradka.










