Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo booqday…….

$
0
0
Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga Waddani Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Ciro ayaa Maanta Xabsiga Madheera ku booqday Masuuliyiin ka tirsanaa Asxaabta Mucaaradka ah oo mudo 15 cisho ah ku xidhan.
Musharraxa Madaxwayne ayaa u kuurgalay Xaaladda Masuuliyiintan iyo sidoo kale Xaaladda Guud ee Maxaabiista Ku xidhan Xabsiga Madheera.
May be an image of 8 people, people standing and outdoors

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>