Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Wiilkii Curad ee Gudoomiyihii ugu horeeyay ee SNM oo Meydkiisa laga helay Gurigiisa

$
0
0
 Jamaal Axmed Jimcaale oo uu dhalay Gudoomiyahii 1aad ee SNM oo uu ahaa curadkiisa ayaa maydkiisa laga helay guri uu deganaa oo ku yaala Hargeysa.
Sababta dhimashada ayaan ilaa hada la xaqiijin waxaana baadhaya ciidamada danbi baadhista Jamhuuriyadda Somaliland.
May be an image of 1 person, standing, tree and road

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>