Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Fadeexad-culus:Maareeyaha Dekeda Berbera oo Baabuur Layla –calawiya oo uu dhawaan iibsaday ka kireeyay Shirkada DP World

$
0
0

Fadeexad-culus:Maareeyaha Dekeda Berbera oo Baabuur Layla –calawiya oo uu dhawaan iibsaday ka kireeyay Shirkada DP World

Hargeisa-(Qaran-news)-Ilo wareedyo xogogaal ayaa Qarannews u xaqiijiyey in maareeyaha Dekeda Berbera Axmed Diriri Baabuur Land-cruiser nooca danbe ah oo uu dhawaan iibsaday ka kireeyay Shirkada DP World ee Kiraystay Dekeda Berbera.

Sidoo kale waxay xogguhu intaas ku dareen in maareeyaha Dekeda berbera samaystay Xafiis Ganacsi oo   si dadban adeegyo khusuusiya Dekeda Gudaheeda uga fuliya balse magic shirkadeed la huwiyey.

Qarannews


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>