Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28239

Kulan Magaalada Hargeysa uga socda Madax-dhaqameedka Beelaha M/weyne Muuse Biixi & Murashax C/raxmaan Cirro

$
0
0

Kulan Magaalada Hargeysa uga socda Madax-dhaqameedka Beelaha M/weyne Muuse Biixi & Murashax C/raxmaan Cirro

 Hargeysa saaka waxaa shir deg deg ah iskugu yimid madax dhaqameed ka soo jeeda beesha madaxweyne Muuse Biixi iyo madax dhaqameed ka soo jeeda beesha Musharax Cirro .
Kulanka madax dhaqameedkan ayaa ku soo beegmay kadib markii uu shalay burburay wadahadalkii xukuumada iyo mucaaridku .
Warar ay Warbaahintu heshay ayaa sheegay in madax dhaqameedka labadan beelood ay sameeyeen guddi isku dhaf ah .

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28239

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>