Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

War-degdeg ah:Tirinta Codadka Musharaxiinta Madaxweynaha somalia oo dhamaatay+4 Musharax oo soo baxay+Codadka mid waliba helay

$
0
0

War-degdeg ah:Tirinta Codadka Musharaxiinta Madaxweynaha oo Iminka dhamaatay+4 Musharax oo wareega koowaad ku soo baxay

– Waxaa hadda la soo gaba gabeeyay wareegii 1-aad doorashada Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya.

Xildhibaanada ka qayb qaadanayo doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa ay gaadhayaan 328 xubnood oo ka kala tirsan Xildhibaanada Labada Aqal oo ku sugan goobta doorashada ay ka socoto.

C/raxmaan Ducaale Bayle, Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha ayaa waxa uu hadda ku dhawaaqay in wareegii 1-aad ee doorashada uu u soo dhamaaday, codadkana la tiriyey

Sida Muuqata waxaa soo baxay 4 xubnood ilaa hadda inta la hubo oo kala ah:-

Xasan Sheekh Maxamed  88 cod

Maxamed Cabdillaahi Farmaajo 72 cod

Sheekh Shariif sheikh Xasan  49 cod

Cumar Cabdirashiid 37 cod

21-musharax ayaa maanta ku tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxaana Musharax waliba uu ku hamiyeyay inuu u gudbo wareega labaad ee Codaynta balse waxaa nasiibsaday afar xubnood.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>