Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Nuxurka Kulan Hogaanka Xisbiga Waddani kula qaatey Magaalada Hargeysa Qurbajooga….

$
0
0

Nuxurka Kulan Hogaanka Xisbiga Waddani kula qaatey Magaalada Hargeysa Qurbajooga….

Hoggaanka Xisbiga WADDANI ayaa magaalada Hargeysa kulan kula qaatay qaybo ka mid ah qurbejoogta Xisbiga ee dalka ku sugan.
Kulanka ayaa lagaga wada hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo sidii qurbejoogto kaalin weyn uga qaadan lahaayeen dadaallada lagu doonayo in dalka doorashada madaxtooyadu ka qabsoonto 13 November 2022.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>