Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28181

Maayarka Berbera oo si adag ugu jawaabay Wasiir maxamed Kaahin

$
0
0
Qodabada aad cuskatay kama hadlayaan burinta go’aanada ka soo baxa Golayaasha deeganka.”
Maayir Cidin oo Wasiir Maxamed Kaahin uga jawaab celiyay Anshax marintii guddiga joogta ah ee golaha deeganka Berbera ku sameeyen xubno ka tirsan golahaasi oo uu buriyay Wasiir Maxamed Kaahin dhawaan.
Maayir Cidin ayaa Warqada uu Wasiirka ugu jawaab celinayay ku sheegay in ay dhaqan gal tahay Anshaxmarinta guddiga joogtada ah ee golaha deeganka Berbera ku sameeyen labbada xubnood ee golahooda ka tirsan oo aanay burin anshaxmarintu.
18
6 Comments
Like
Comment
Share

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28181

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>