Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Waanu bahanahay looma dumiyo , xarasho qaranimada dalka ee ku suntan dhiiga Ummada

$
0
0

Assallamu A Warahmatullahi . Shacab ka walwalsan , ka dhiidhiyey
xarashka furihi Dhaqalaaha iyo Muradi Dalka ( Gegeda Dayuradaha
Berbera ) , dawladi loo igmaday hormood ka tahay sidee aya lagu
gaadhaya qarnima buuxda oo gooni isutaag ah oo ictrif dawliya leh ?
Waa duni aakhir saman oo nin aan talin jirin talo lo dhibay ,isagina
la bafinayo , cida la mumushana ay yihiin calooshood la ciyaar ,
masuliyada dalka aan garanayn . siday ku yimadeena la garanayo (
qoysnimo , garaaba kiil , Iwm ) .cid qabata aan jirin , Allah Subhanu
Wataala ilaway awoodisa iyo in lagu eegayo oo shar iyo khayrba ay ka
heliyan If iyo AAkhiraba oo ciqabteedu la arko oo ah isnacyb qabiil ,
sicir barar , dabaqadu kala sareeya xagi dhaqaalaha , gaar la liita
nolosha , gaar gaaju ku nool , Iwm , abaar soo noq noqda inti mamulka
ay hayeen , barakadi lacgta dalka oo yaratay laguna isticmalayo dollar
, qiimaha lacgata dalkana ku xarasha sida ay doonaan oo keena qiimo
jab lacageed . Marka , imikana raba xarashka gegada dayuradaha ee
Berbera lagana dhigo xero mlitari oo shisheeyo mamulo . Xage aya lagu
arkay dhul la wareejiyo oo ciidan ahaan loo isticmalayo oo dalki laha
la aqoonsan , mamulkuna fool eryeyo , dilal ka yahay kuna bedelanya
qaranimadi dalka dana gaar ah , dana ka lahayn cidna , cawaqibkeedna
ka fikirayn khayr iyo shar , saxeexana laga haysto xamar oo
sheeganaysa dalka Somali Land oo la ictrifsan yahay . Mamulka Xamarna
ku farxayo wixii ka yimada oo dhibata ah , lagana dumin karo
qaranimada dalka saldhiga hadi la sameeyo oo cadaw gudaha ku jira sida
lo haysto Xamar , qaranimadi sida lagu duminayo . Marka Barlamanka ,
masuulinta dalka , asxaabta qaranka , madax dhaqmeedka , Culimada ,
wax garadka , agoon yahanka rag iyo dumar ayaa laga raba in ay dalka
badbadiyan si ay u dhicin sidee xarashki dekedda Berbera ee
barlamaanku doodoob u aqbalay in la wareejiyo muddo dheer oon la arag
heshiiiski rasmiga ahaa , ceeb , foolxumo ku ah wakilada dalka ,
masuuliyadiina laga xisabtami doona If iyo AAkhiraba . Marka ha laga
qabto mamulka in si dhib yar loo qaato gegeda dayaradaha ee Berbera
lagana fiirasado waxa laga macashayo , khasaara ku jira iyo cida
kiraynaysa oo duminaysa qaranimada dalka . La keeno heshiiska rasmiga
ah lana eeego, wax laga helayo , khasaara iman kara sida dagaalada ka
jira hereeheena oo qayb ka noqon kara .
Alhuma na tus waxa khayr ku jiro , naga qabo dalimiinta , wadrib
aldalim bidalim wajal albalad saliman , wajal kaydahum fi nuxurihim .
Alhuma Antal Almalik , wajal amrana fi khayr , wabcad mina aldalimin
biraxmatick , ka fikiraya danahood , qarankana duminaya awood sheegtay
adiga Almalik Almuk , yaa Rab biraxmatick , yaa Jabaar.
AAAAAAAAAAAAAmmmmmmmmmmmiiiinnnnnnnnnnnnnnn.
Wa Billahi Nastaceenu
Ibrahim H Elmi
abuugbad.abdullah@gmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>