Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

M/weynaha Puntland Siciid oo qasriga madaxtooyada Puntland ku qaabilay Garaadka Sool oo ka tegay Hargeysa una wareegay Garoowe

$
0
0

M/weynaha Puntland Siciid oo qasriga madaxtooyada Puntland ku qaabilay Garaadka Sool oo ka tegay Hargeysa una wareegay Garoowe

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ah Garaadka Gobolka Sool iyo Cuqaal uu hogaaminayo oo ka huleelay Somaliland,una digarogtay Puntland markay Arkeen Cabudhinta,Ismaquuninta,Golaaftanka & Cududa Ciidan ee laysu isticmaalayo

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>