Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Go,aankaygiina waa halkii….Aroosad Ka mida Hablihii Xabsiga Gabiley laga soo daayey

$
0
0

Samiira Aadan oo ahayd Aroosad ayaa 17 maalmood oo ay u xidhnayd inay dareenkeeda ku cabirtay mudaharaad Salmi ah, Maanta xoriyadeeda dib u heshay.


waxa ay sheegtay in aanu Mawqifkeedii taageerada Musharrax Cabdiraxmaan Cirro uu halkiisii taagan yahay oo aanu isbedelin xataa hadii la xidhay.
samiira ayaa qoraankan ku baahisay barteeda Facebook:-“Alxamdulilaah hada ayaan xoriyadaydii dib u helay
Aroosadii Cirro dartii jeelka ugashay
Go,aankaygiina waa halkii”
Caloolyowga lahashada cabashada umaan dhalan🧡….”


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>