Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Dad isugu soo aruuray Afaafka Qasriga Boqorada Ingiriiska “Buckingham Palace”

$
0
0

Dad isugu soo aruuray Afaafka Qasriga Boqorada Ingiriiska “Buckingham Palace”

Bannaanka  Qasriga Buckingham Palace ee London,
Bannaanka Qasriga Buckingham Palace ee London,

Dad dalxiisayaal ah ayaa bilaabay inay isugu soo ururaan bannaanka Qasriga Buckingham Palace ee London iyadoo uu roob da’ayo, ka dib markii uu soo baxay warka ku saabsan walaaca laga muujiyay caafimaadka boqorodda.

Bannaanka Qasriga Buckingham Palace ee London,
Bannaanka  Qasriga Buckingham Palace ee London,

Dadka ayaa isha ku haya wararka ku saabsan xaaladda boqoradda

Bannaanka Qasriga Buckingham Palace ee London,

Dadku waxay wararkii ugu dambeeyay kala socdaan taleefankooda

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>