Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28249

Abwaan weedhsame oo duray Qasriga Madaxtooyada Gabiley

$
0
0
Abwaan Weedhsame:-
Gebiley in Madaxtooyo laga dhiso maxay uga baahan tahay? Illayn waynu wada ognahay in dugsiga sare ee Timacadde, Fasalada qaar 80 arday fadhiyaane, bal hudheelkan weyn cidda uu anfacayo ii sheega?
Waxa nasiib darro ah, Indho-sarcaadkan siyaasiga ah ee aadka u xajiimaysan inay dad badani u mashxaradayaan.!!!
“Sargafyada xajiimaysan iyo solayga qaamaysan
Waxay samo fal ugu sheegayaan siinta godobaysan
Geed-saar ku maran bay rabaan inay samaystaan”
Gaarriye
May be an image of 1 person, tree, outdoors and text

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28249

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>