Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Xukumada Muuse Biixi oo Jeelka dhigtay Weriyaha SAAB Tv ee Oodweyne+Sababta

$
0
0
Xukumada Muuse Biixi oo  ayaa xabsiga u taxaabay Wariyihii Saab Tv ee Gobolka Daadmadheedh ama Oodweyne Maxamed Jokar
Xukumada ayaa sababtay u xidhay Weriyaha lagu sheegay inaaney Dooneyn  inuu tebiyo Xoggaha & dhacdooyinka dhabtaha ee ku xeeran ama ku taxaluuqa safarka M/weyne Muuse Biixi ku tegay Oodweyne
May be an image of 1 person, standing, sunglasses and outdoors

 

Comment
Share

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>