Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28259

Hargeysa:Muhaajid Damaanad lagu sii daayey

$
0
0
Xukuumadda Somaliland ayaa ogaalatay in Xasan Cabdi Maxamuud (Xasan Dugulo) oo ka mida saraakiisha xisbiga Waddani ee xabsiga ku jirtay in lagu sii daayo dammaanad ka dib markii ay la soo gudboontay xaalad Caafimaad.
Dugulo ayaa ka mid ahaa dadkii la xidh xidhay ka hor muddahaaradadii Somaliland ka dhacay 11 kii bishii August. Weli waxa xabsiga ku sii jira Saraakiil kale oo ka tirsan xisbiga Waddani kuwaas oo ka mid yahay xoghayihii Cayaaraha Tadhaase Yuusuf.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28259

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>