$ 0 0 Madaxweyne Biixi ayaan fursad u siin dadka ku nool Burco, Oodweyne, Caynaba iyo Laascaanood in ay su’aalo ka weydiiyaan waxay tabanayaan, Halka uu fursadaas siiyay bulshooyinka ku dhaqan Berbera iyo Gebilay.